Loading ...
Sorry, an error occurred while loading the content.

77Salaan Sare

Expand Messages
  • Hassan A. Ahmed
    Sep 3, 2009
    • 0 Attachment
      Dhamaan madaxda iyo shaqalaha hay,adda kaalo \PSU waxaan hawada idiin soo marinayaa salaan qaali ah.
       
      waxaan si gaar ah u salaamayaa;
      Moahamud Sh. hamid,
      Siciid waayeel,
      Awaare
       Luul,
      Maymuun,
       Nor Shire
      Abdiqafaar
      Caydaruus
      Omar
      Aden
      Axmed
       
      iyo inta shaqaalaha iga danbeeyay ee aanan magacysdooda wali baran.
       
      dhaantiin waxaan idiin soo gudbinayaa salaan diiran.
       
      in kasta oo madaxda iyo shaqaalaha qaarkood aan dhowr jeer telfoon ku wada hadalnay hadda waxaan ka xumahay in aanan idin soo xiriirin sabata oo ah aniga oo aan wali la qabsan wadanka aan tagay.
       
      si kastaba ha ahaatee waxaan rajaynayaa in aan soo wada xiriirdoono in shaa alaah.
       
      dhamaantiin waxaa tihiin dad aanan waligay iloobi doonin waxaana idiin hayaa xushmad badan.
       
      in shaa alaah wixii nool waan is arkidoonaa.
       
       
       
       
      Salaan ka dib waxaan idin leeyahay Ramadaan kamiin waxaan ilaah idiinka baryayaa in uu Ramadaanta tan xigta inaguwada gaarsiiyo caafdimaad iyo barwaaqo.
       
       
      mahadsanidin.
       
       

    • Show all 3 messages in this topic