Loading ...
Sorry, an error occurred while loading the content.

Messages List

29

Re:

SCWW,   Walaalayaal waa idin salaamay, khairna waan idin rajaynayaa. Waa runtaa walaal, oo waan wada hadli karnaa markii uu walaal Sadiq yimaado. Please
Farhia S. Ahmed
Dec 16, 2011
#29
 
28

Re:

S  C W W   Farxiya Abaayo nabad weeye, runtaa weeye xoogaa si baa loo dhabayaceysan yahay, sababtu waxay tahay meeshuna waa Aduun, inaguna waa Cismaan.
Alii Alii
Dec 15, 2011
#28
 
27

Re:

SCWW,   Golaha oo dhan waan salaamay khiarna waan idin rajaynayaa insha Allaah. Xoogaa in aan gaabis nahay ayaad moodaa, xagga qab-qaabada. Su'aalahan ayaan
Farhia S. Ahmed
Dec 14, 2011
#27
 
26

Re: [agoontacommittee

Acww Walaalayaal waxaa halkan ku lifaaqan meesha uu marayo sanduuqa agoonta ee OM, Ilaahay ha barakeeyo intii la baxday iyo intii maamushay dhaqaale
    axmed cawaale gaare
    Dec 6, 2011
    #26
    This message has attachments
    25

    Re: [agoontacommittee

    Salaan Waa arin wanaagsan in aanu guddiga badsanaa, isla-markaana dad fir-fircoon aanu u xulanaa. Reer Sweden gabdho wanaagsan ayaa jooga (Boosteeyo iyo
    Saadiq Enow
    Dec 4, 2011
    #25
     
    24

    Re: [agoontacommittee

    SCWW Waxaan codsaneynaa in aan volunteers ku soo darmada aan u helno gudiga project gabadhaha agoonta haysta oo OM. Waxaan isku haleyn karaa oo aan magacaabi
    Farhia S. Ahmed
    Dec 4, 2011
    #24
     
    23

    Re: Teleconference

    Salaan Aniga waa ila haboon tahay in Dr. Takar lagu casumo wada-hadalka agoonta. Waayo isagu waa nin karti badan, si xoogganna howlo uga wada degaanka Bari,
    Saadiq Enow
    Nov 26, 2011
    #23
     
    22

    Re: Teleconference

    Aniga waan soo galayaa, Enow iyo Saciid A Shire waan u sheegay. Nabadeey.
    Alii Alii
    Nov 25, 2011
    #22
     
    21

    Re: Teleconference

    SCWW, Waxaan gudiga Agoonta ogeeysiinayaa in barito oo Sabtida ah aan leenahay shir wada tashi ah. Lambarka la soo gelaayo waa U.S 218-936-1200 Pasword ama
    Farhia S. Ahmed
    Nov 25, 2011
    #21
     
    20

    Re: Teleconference

    SCWW,   Waxaan gudiga Agoonta ogeeysiinayaa in barito oo Sabtida ah aan leenahay shir wada tashi ah. Lambarka la soo gelaayo waa U.S 218-936-1200 Pasword
    Farhia S. Ahmed
    Nov 24, 2011
    #20
     
    19

    Re: Teleconference

    SCWW,   Waxaan gudiga Agoonta ogeeysiinayaa in barito oo Axad ah aan leenahay shir wada tashi ah. Lambarka la soo gelaayo waa U.S 218-936-1200 Pasword ama
    Farhia S. Ahmed
    Nov 12, 2011
    #19
     
    18

    Teleconference

    SCWW,   Waxaan gudiga Agoonta ogeeysiinayaa in barito oo Axad ah aan leenahay shir wada tashi ah. Lambarka la soo gelaayo waa U.S 218-936-1200 Pasword ama
    Farhia S. Ahmed
    Nov 12, 2011
    #18
     
    17

    Re: Si fiican

    Anigana waan idinku raacay. balanta inoo sameeya. Saciid A Shire, anigaa wargelin doona. Nabadeey.
    Alii Alii
    Nov 11, 2011
    #17
     
    16

    Re: Si fiican

    ASCWW Waa fiican tahay inaan teleconference isugu imaano sida ugu dhaqsaha badan hadii Alle idmo. Mahadsanid     Abdirashid Mohamed Abdi P. O. Box 16314
    Abdirashid Mohamed Abdi
    Nov 11, 2011
    #16
     
    15

    Si fiican

    SCWW,   Accountability iyo transparent ayaa nalooka baahanyahay insha Allaah. Teleconference ma ku kulmi karnaa barito oo Saturday ah, ama Sunday insha
    Farhia S. Ahmed
    Nov 11, 2011
    #15
     
    View First Topic Go to View Last Topic
    Loading 1 - 15 of total 29 messages